Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Xoosh ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dalka Ingiriiska...
Xildhibaan Maxamed Cajiib oo loo doortay guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka ee Golaha Shacabka
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay doorashada guddoonka Guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda...
Madaxweynaha JFS iyo wafdi la socda ayaa gaaray dalka Rwanda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgelaya caleema-saarka Madaxweynaha Dalkaas Mudane Paul Kagame ayaa gaaray magaalada...
Wasiir Maareeye ”Waxaan Qudaar iyo 10-kun oo Dollar soo gaarsiinay dadkii ku dhaawacmey weerarkii...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareey) oo kormeer ku tagay isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) oo ay yalaan qaar kamid ah...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qeybta Galmudug oo gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, isagoo halkaas u tegay xalinta...
Guddiga horumarinta adeegga bulshada ee BJFS oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay guddiga...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka...
Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay suuqa wayn ee Jowhar
Dab xoggan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa saakay hore ka kacay suuq wayn ee magaala Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Maamulka magaalada Jowhar oo kaashanaya...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleysatay shahaadooyin caalami ah
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ku guuleysatay saddex shahaado oo caalami ah oo uu bixiyo ururka caalamiga ah ee ISO.
Munaasabad lagu soo bandhigay seddexda shahaado...
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Turkiga
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo ah sabti u ambabaxay caasimadda dalka...
Guddiga dib u eegista Dastuurka ee BJFS oo ka dooday dib u eegista cutubyada...
Xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka BJFS oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee ay u xilsaaran yihiin ayaa maanta shir...










