Wararka Gudaha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war muhiim ah soo saaray

0
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha(GMDQS) isaga oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, fulinayana awoodihiisa uu sharcigu tilmaamayo si waafaqsan Qod. 18-aad ee Xeerka...

Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed kaga qeyb galay Shiinaha

0
Changsha:-  Magaalada  Changsha ee caasimadda gobolka Hunan ee dalka Shiinaha toddobaadkan waxay martigelisay Bandhig dhaqameed, kaas oo ay ka qeyb galeen arday badan oo...

Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Xukuumadda FS oo xilka la wareegay

0
Muqdisho, Axad, 16 Nofeembar 2025 : Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Kamaal Daahir Guutaale ayaa xilka u kala Wareejiyey Agaasimaha cusub ee...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xaqiijisay xadgudub sharci-daro ah oo lagu beegsaday e-TAS

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- War-saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xaqiijiyay inay ogaatay xadgudub sharci-darro ah oo lagu beegsaday qeybo kamid ah...

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS oo ka digtay Macdaneysiga Sharcidarada ah

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS ayey kaga hadashay Macdaneysiga Sharcidarada ah, kaas oo ay ku lug leeyihiin shaqsiyaad...

Guddiga Arrimaha Gudah ee Golaha Shacabka oo kulan su’aalo-weydiin ah kula yeeshay Wasiirka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan su’aalo-weydiin ah kula...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la yeeshay madaxda Hay’adda SoDMA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa maanta qaabilay mas’uuliyiinta Hay’adda SoDMA oo uu...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Machadka Cilmi-Baarista Beeraha Qaranka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Machadka Cilmi-baarista Beeraha Qaranka, ayaa sheegay in uu...

Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo ku wajahan hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah, iyadoo si rasmi ah looga bilaabay bixinta...

Wasiirka Caafimaadka oo xilka u kala warejiyay Agaasimaha cusub ee isbitaal Banaadir iyo Agaasimihii...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir, Dr. Cabdirisaaq...