𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐲𝐨 𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐬𝐞𝐫𝐛𝐚𝐣𝐚𝐚𝐧
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan...
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo shir guddoomiyey kulanka gudidda joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Golaha wasiiradda XFS oo bogaadiyey hawlgalka khawaarijta looga xoraynayo Cal-miskaad
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa bogaadiyey Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowlad goboleedka Puntland, kuwaas oo guulo waaweyn ka gaaray jab xooggana gaarsiiyey...
Shirweynaha xeer ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad
-𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟳𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 x𝗲𝗲𝗿 i𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 ayaa maanta galay maalintii labaad kaas oo sanadkan diiradda lagu saarayo mowduuca muhiimka ah ee la dagaallanka maalgelinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo casho sharafeed ku maamuusay wafdiga Azerbaijan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay Caasimadda Muqdisho wafdiga Azerbaijan ee booqashada ku...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo la kulmay masuul ka tirsan UN Women
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa la kulmay Pia Weurlander, Ku-simaha Madaxa xafiiska haweenka Qaramada Midoobay (UN Women), si loo...
Ciidanka amniga oo ka hortagay koox amni darro ka fulin rabay degmada Baardheere
Wasaaradda amniga XFS ayaa sheegtay in ciidanka ammaanku ay ku guuleysteen ka hortagga koox qas-wadayaal ah oo qorshaynayey inay falal amni darro ah ka...
Soomaaliya oo ka digay halista maarayn xumida biyaha ka gudba soohdimada
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa sheegay caqabadaha ka dhalan kara ku takri falka kheyraadka biyaha ee xuduuda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Asad Xaajiyow oo dhibane u ah argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah ugu fidiyey Madaxtooyada Qaranka Hal-abuure Asad Xaajiyow ayaa ku dhiirri geliyey...
Wasiir Cali Xoosh oo qaabbilay safiirka dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya mudane, Wang...










