Wasiiro ka tirsan XFS oo kormeeray isbitallada ay maamusho dowladda Soomaaliya
Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa horray xubo Wasiiro ah ugu xilsaartey ilaalinta iyo kor joogteynta ka warqabka isbitaallada ay dowladdu maamusho, iyadoo laga...
Wasiirka Deegaanka iyo isbeddalka cimilada XFS oo New York kaga qeyb gashay shir muhiim...
New York- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS Marwo Khadiijo Maxamed Al Makhzoumi ayaa ka qeyb gashay furitaanka shirka...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayay xakameynta hubka sharci darrada ah
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda F.S Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka...
Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Koonfur...
Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika inta udhaxeesay 13-ka illaa 22-ka Sibtember 2024 ayaa...
R’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay salaadda Janaasada Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi...
R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allah u naxariistee Marxuum...
Booliiska Soomaaliya oo degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay
Hey’adda Tayo Dhowrka oo kaashanaysa Booliska iyo Xeer illaalinta Qaranka ayaa degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay.
Rashiinkaan oo gaarayay 2,000 kiish oo Bur dhacay...
Madaxweyne Xasan “Ka ganacsiga hubka waa mamnuuc dowladdana go’aan adag ayaa uga yaal”
Madaxweynha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ka ganacsiga hubka uu yahay mamnuuc dowladdana go’aan adag uu uga yaal, wuxuuna ka digay inaan...
Taliyaha Booliska oo safar shaqo ku tegay Mareykanka
Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka Mareykanka si uu kulamo...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dalka
İstanbul- Waxa maanta shir muhiim ah uu uga furmay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga, Wasaaradda Maaliyadda XFS oo hoggaan u ah hey’adaha kale ee...
R/Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya kalfadhigga 79-aad ee Golaha...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New York, Kalfadhiga heerka sare...










