Wararka Gudaha

AUN Axmed Maxamed Siilaanyo oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

0
Madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland ee waqooyga Soomaaliya. Siilaanyo, oo...

Wasiirka Deegaanka oo ka hadashay doorka Soomaaliya ee dhisadda Shabakadda Dalalka u Nugul Isbeddelka...

0
Bako: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Madasha Sare ee “𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐫𝐨 𝐢𝐲𝐨...

Dowladda Federaalka oo hambalyo u dirtay maamulka Somaliland kadib doorashooyinkii madaxtinimada iyo xisbiyada

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorashooyinkii madaxtinimada iyo xisbiyada ee ka dhacay Somaliland, iyadoo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga soo qeyb galey...

Madaxweynaha Angola oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dalka Angola João Manuel Gonçalves Lourenço ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha XFS “dadkeennu waxay u baahan yihiin doorasho qof iyo...

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadkeennu ay xilligaan u baahan yihiin...

Israa’iil oo Lubnaan iyo Gaza ku dishay shaqaale caafimaad iyo dad kale oo rayid...

0
Afar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee Lubnaan ayaa ka mid ahaa lix qof oo lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday xarun difaaca...

Kulan la tashi ah oo la xiriiray hindisaha xeerarka ururada iyo xisbiyadda oo Muqdisho...

0
Qaar kamiid ah ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xisbiyada   iyo khuburo cilmi baarayaal ah ayaa kaqeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada iyo sida dalka ay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya...

Boqorka Cumaan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee dalkaas

0
-Boqorka Saldanada Dalka Cumaan Suldaan Haitham bin Tariq Al Said ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doona...