Taliska Ciidanka Booliiska oo Askarta Hubeysan ka Mamnuucay in ay isticmaalaan Mootada Fekonta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa ka mamnuucay in Askari Hubeysan uu Isticmaalo Mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban in Askari...
Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay kulan aqoon-isweydaarsi ah
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa ka qeyb galay kulan khibrad-isweydaarsi ah oo ay ka...
Banaanbax lagu diidan yahay xadgudubka Israa’iil oo ka socda Muqdisho
Banaanbax looga soo horjeedo xadgudubka maamulka Israa’iil uu ku sameeyay madax banaanida iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka socda degmada Wadajir...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka ee ku sugan Magaalada Laascaano
Laascano(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan Miro-dhal ah la yeeshay Odayaasha ku sugan Magaalada Laascaano , oo ka mid ahaa Wufuudda...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fashiliyey Weerar Khawaarijtu ku qaadeen Deegaanka Jabad Godane ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey Weerar ay Maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen Deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa...
Safaaradda Shiinaha oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari
Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya ayaa hambalyo diiran u dirtay madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed kadib munaasabaddii si guul leh loogu caleema-saaray Madaxweynaha Dowlad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse
Laasacaanood:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay, qaar ka mid ah Odayaasha, Isimmada iyo Cuqaasha dhaqanka Dowlad-goboleedka Puntland...
Madaxweynaha JFS” Laascaanood waa magaalada Midnimada iyo Astaanta Soomaaliya”
Laascanood,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali...
RW Xamsa oo adkeeyay muhiimadda Difaaca Dalkeenna
Laascaanood:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kala qeyb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi...
Madaxweynaha JFS oo Khudbad muhiim ah ka jeediyau xafladda caleema-saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali...










