Galmudug oo shaacisay in dadka iyo duunyada ku nool Mudug ay saameyn xooggan ku...
Dhusamareb, Wargeyska Dalka — Wasaaradda Gargaarka, Maareynta iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in abaarta ka jirta dalka ay si xooggan u saameysay...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis iskaashi difaac
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi difaac, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amni ee u...
Dowladda oo casuumaad u dirtay golaha mustaqbalka Soomaaliyeed
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah casuumaad ugh dirtay Golaha mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiinta ka aragtida duwan dowladda.
War-saxaafadeedka...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay agaasimaha Hay’adda maliyadda caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika,...
Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo Kawada Hadlay Xoojinta Xiriirka Laba-Geesoodka ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Abdisalam Ali, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐗𝐀𝐑𝐈𝐆𝐆𝐀 𝐊𝐀 𝐉𝐀𝐑𝐀𝐘 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐆𝐀 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐑𝐌𝐎𝐎𝐋𝐄𝐘
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta Maanta ah Xarigga ka jaray Dugsiga Gabdhaha Darmooley, oo...
Laascaano waa Xuddunta Midnimada Dalka Soomaaliya
Soomaaliya waa Qaran ka mid ah Dalalka Afrika ugu Geesisan Taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu Qaaradda ku fidayay si fudud, Soomaalidu ma aqbalin in...
Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo Amniga Caasimadda, waxaan billaabnay Diiwaangelinta Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maanta ka hadlay Bannaan Bax ay saakay dhigeen qaar...
Laascaanood waa Caasimadda Midnimada Dalka
Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud, Soomaalidu ma aqbalin in...
Guddoomiye Muungaab “Si loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Muungaab, ayaa ka hadlay bannaanbax ay saaka dhigeen wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah ee ka...










