Wararka Gudaha

War-saxaafadeed: Soomaaliya oo Madagascar uga mahadcelisay badbaadinta muwaadiniin Soomaaliyeed

0
Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahadcelineysa Dawladda iyo shacabka Madagascar, gaar ahaan kalluumeysatada ku dhow Jasiiradda Nosy Iranja, dadaalka geesinimada...

Wasaaradda warfaafinta oo tababar u soo gabangabaysay 40-xubnood oo ka socda hay’adaha dowladda

0
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka Warbaahinta iyo Maareynta shirarka dowladda u soo xirey hawlwadeenada xiriirka...

Ku dhawaad 30-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha dhexe

0
Ciidanka hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyey hawlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay...

Golaha aqalka sare oo ka tacsiyeey geerida Senator Maxamed Cali Yuusuf

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeennada Aqalka Sare, hab-dhowraha, Senatorrada, Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare iyo dhammaan howl-wadeennada Aqalka...

Ra”iisulwasaaraha XFS oo ka qayb galay xuska maalinta caalamiga ah ee Naafada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galaya Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada oo ka...

Masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaliya ee hindiya oo ka qayb galay shir Caalaami ah

0
Delhi:-Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiir ku xigeenka Safaaradda, Mudane Cabdifitaax Cabdullahi Nuur ayaa magaalada New Delhi uga qeybgalay shirka 29-aad...

Shir looga hadlayo dhamaystirka Dastuurka oo ka furmay Muqdisho

0
Hay’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka aya shalay muqdisho ku qabtay Shirka Wajiga 2aad latashiga bulshada ee soo jeedinta wax-ka badelka Cutubyada 5aad...

Shir ku saabsan marxaladda kala guurka hawlgalka ATMIS oo Muqdisho lagu qabtay

0
Kulanka Guddiga farsamada ee Shirweynaha Taliyaasha Ciidamadda dalalka kamidka ah howlgalka Nadad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaaladda Muqdisho. Shirkan oo...

Wasiirka hawlaha guud oo qaabilay madax ka tirsan hay’adda Tis +

0
Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowladda FS Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday Hay’adda TIS+. Kulan...