NISA oo howlgallo ka fulisay deegaanno hoostaga Moqokori
Ciidanka Nabad-sugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno...
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
Magacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, halkaas...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐จ la k๐ฎ๐ฅmay w๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐ QM ๐ฎ q๐๐b๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐ง h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ d๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya Shirweynaha 4-aad ee Horumarinta Maalgashiga Qaramada Midoobay ayaa waxa uu kulan gaar ah...
Maareeyaha Guud ee Hayโadda Duulista oo ka hadlay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka...
Maareeyaha Guud ee Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ayna leeyihiin...
Dalka Qadar oo laga xusay 1-da luulyo
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Doha oo u dabaal dagaysa todobaadka Xorriyadda ayaa qabatay xaflad aad loo soo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen masโuuliyiin...
Ciidamada deegaanka ee Daaru-nimco oo dilay horjooge ka tirsanaa khawaarijta
Ciidamada deegaanka ee Daaru-nimco ee gobolka Shabeellada hoose ayaa saaka waaberigii fuliyay howlgal qorsheysan , kaas oo lagu dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Khawaarijta...
1-da Luulyo oo laga xusay Shiinaha
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Beijing, dalka Shiinaha, ayaa si heer sare ah u xustay sanadguuradii 65-aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Soomaaliya...
Midowga Afrika oo hambalyo ku aaddan 1-da luulyo u diray shacabka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha guddiga midowga Afrika AUC Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta weyn ee 1da Luulyo, taas oo ku asteysan xornimada gobollada...
Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65- guurada xornimada iyo Midowga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania
Dar es Salaam- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii oo Isniin ahayd kaga qeybgalay Xuska 65 guurada...