Wararka Gudaha

Howlgal lagu soo qabtay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Gobalka Baay

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyed Gaar ahaan  Guutada 8-aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka  ayaa Howlgal Qorshaysan oo ay kafuliyen Degaanno Dhaca Buuraleyda  Gobalka Baay waxay...

Taliyaha Boliiska oo kulan la qaatay Taliyaasha Hoggaannada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxbannaan. Ee Ciidanka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay kasoo qeyb galeen dhammaan Taliyaasha Hoggaannada, Qeybaha iyo...

DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO UGANDA OO KU HESHIIYEY XOOJINTA ISKAASHIGA AMNIGA

0
Kampala:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay 40-Khawaarij ah

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo ay sameeyeen oo ka kala dhacay deegaanka Yaaqle ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DALKA UGANDA

0
Kampala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo ay...

Ra’iisul wasaare xigeenka oo kormeeray Markab Sida Shixnad Gargaar

0
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeeray, goobjoogna ka ahaa shixnad 3,000 oo tan oo gargaar ah oo...

Galmudug oo laga furay tababbar ku saabsan la dagaalanka Maalgelinta khawaarijta

0
-Wasiiru dowlaha wasaarada maaliyadda ee dowlad goboleedka Galmudug, mudane Cabdirisaaq Maxamuud Jaamac ayaa maanta Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ka furey, barnaamijka wacyigelinta iyo ka...

Qorshaha Shanta Sanno ee Haya’adda Qaxoontiga Qaranka oo Muqdisho lagu soo bandhigay

0
-Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS ayaa ka qeyb galay Bandhigga Qorshaha Qaran ee istiraatiijiyadda 5-ta sano ee soo soo socota ee Qaxootiga, Barakacayaasha...

Xisbulah oo duqeymo la beegsaday hoyga R/wasaaraha Israel & xarumo ciidan

0
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa sheegay in guriga Netanyahu oo ku yaal waqooyiga Tel Aviv,gaar ahaan xaafadda Caesarea ay duqeysay diyaarad aan duuliye lahayn...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lagu guuleysatay yareynta fakhriga iyo kororka Dhaqaalaha Dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya...