Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Taageerada...
Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxeexday heshiisyo ku saabsan Amniga iyo dhaqaalaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya, halkaas oo uu kulan...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 ka 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢rar caalami oo ku saabsan arrimaha maaliyadda
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐌𝐅: Shirka koowaad oo ay shir guddoominaysay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF 𝐊𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚 𝐆𝐞𝐨𝐫𝐠𝐢𝐞𝐯𝐚 ayaa waxaa khudbad kooban ka jeediyay...
Golaha Shacabka oo ansixiyey heshiiska QM ee ka hor tagga dambiyadda Abaabulan
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka dembiyada abaabulan ee isaga kala...
Haya’adda duulista: Ma jiro shil diyaaradeed oo dalka ka dhacay
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay’adda ayaa...
Khuburada sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee NTP oo ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka
Khubarrada ku sugan sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), ayaa ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha.
Doodaha Khuburada...
Deegaannada Puntland oo laga mamnuucay isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada dowlad gobolleedka Puntland ayaa deegaannada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo.
Horay sidan oo kale waxaa mamnuucay...
Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruuca maalgalinta Adkeysiga Cimilada
Soomaaliya ayaa loo ansixiyey Mashruucii ugu horeeyey oo gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya, kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Mudane William Ruto oo ay ka...
Kulan looga hadlayey qorshaha Qoyska oo Muqdisho lagu soo gabangabeeyey
Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Mustafa Cawil Jaamac ayaa soo xirey Kulan socdey muddo labo...










