Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho casho sharaf ugu sameeyay wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay munaasabad casho sharaf ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhambaal hambalyo ah ka helay dhiggisa dalka Serbia

0
Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano), ayaa dhambaal hambalyo ah ka helay Taliyaha Hoggaanka Sare ee Ciidanka Booliska Serbia,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee...

DFS oo soo dhaweeysay qaraarka Golaha Ammaanka ee howgalka cusub UNTMIS

0
Dowladda Soomaaliya waxay soo dhowaynaysaa qaraarka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu maantay sida aqlabiyadda ah ku ansixiyey in hawlgalka kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo laga soo saaray warmurtiyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka, kaas oo caawa laga soo saaray warmuriyeed. Shirkan oo ay ka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee XFS oo gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 – 2029), oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo dhaweeyay wafdiga ururka mideynta Community Services

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda wafdi ka socda ururka Mideynta Community...

Guddoomiye Madaale oo daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada, kaasi oo loogu...