Wararka Gudaha

Wasiir Fiqi oo khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Ukraine

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Ukraine, Andrii Sybiha, si ay uga...

Ciidanka dowlad goboleedka Puntland oo burburiyay talisyo Daacish ku lahaayeen buuralayda Cal-miskaad

0
Boosaaso: Ciidanka dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyay ilaa shan talis oo kooxda argagixisada Daacish ku laheyd deegaanno dhaca buuralayda Cal-miskaad ee Gobolka Bari kadib...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Sucuudiga iyo Soomaaliya

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay kulan dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha...

Wasiirka Qoyska oo la kulantay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay

0
Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay George Conway ku xigeenka Ergeyga gaarka ah...

Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday Ruushka oo Moscow gaaray

0
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Ruuska Maxamed Abuukar Subeer ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda dalkaas, halkaas oo uu ka bilaabanayo waajibaadkiisa shaqo oo muhiim...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda Qaramada Midoobay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Sucuudi Carabiya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRWEYNAHA 7-AAD EE GARSOORKA DALKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee...

Ciidanka Booliska oo fashiliyay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

0
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed...