Wararka Gudaha

Taliyaha ciidamada militariga Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Taliyaha ciidamada militariga Turkiga, S/Guud Metin Gurak, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Muqdisho oo xalay lagu soo bandhigay Waxsoo-saarka Bariiska dalka

0
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad casho sharaf ah oo lagu taageerayay wax-soosaarka dalka. Munaasabadda ayaa inta...

WAR SAXAAFADEED: Faahfaahin Hawlgalka Lagu Beegsadey Argagixisada Daacish (ISIS)

0
Muqdisho, 01-da Feberaayo 2025: Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka oo lagu beegsaday horjoogeyaasha sare iyo xubnaha...

Dhallinyarada gobolka Banaadir oo bilaabay in ay dhiiggooda ugu deeqaan ciidamada xoogga dalka

0
Ku dhawaad boqol dhallinyaro ah oo kamid ah ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa maanta dhiigooda ugu deeqay Ciidanka Xoogga Dalka ee qeybta ka ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Agaasime goboleedka UNHCR

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime...

Shirka Amniga koonfur galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Istiraatijiyada Xoojinta Amniga Deeganada...

Raโ€™iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo waqti la qaatay qaar ka mid ah shacabka caasimadda

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan...

Hamas oo sii deysay maxaabiis iyo Israel oo laga sugayo 183 ruux

0
Maamulka Xamaas ayaa ilaa hadda sii daayey laba ka mid ah saddex maxbuus oo Israaโ€™iili ah,kuwaas oo ku wareejiyay heyโ€™adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga...

Cali Jeyteโ€ Howlgalladii ugu dambeeyay waxaan ku dilnay Khawaarij ajaaniib ahโ€,

0
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte Cusmaan ayaa kka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Khawaarijta looga xoreeyey deegaanno...