Xukuumadda oo ansixisay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta,...
Dekadda Muqdisho oo kaalin ka qaadanaysa kordhinta Dakhliga Gudaha
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa ka qeybgalay barnaamij looga hadlayay kaalinta Dekedda Muqdisho ee...
Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan oo lagu dilay in ka badan 15 Dhagar qabayaal...
Muqdisho (Wargeyska Dalka): War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Fedaralka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada...
Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika
Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u...
Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Maldives
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan deggenayn ee dalalka Sri Lanka iyo Maldives,...
Wasiirka Caafimaadka oo Ghana uga qaybgalay Shir Madaxeedka 25-aad ee aan caadiga ahayn ee...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Dr. Cali Xaaji Aadam, oo ku matalayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh...
Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeysay geerida Abwaan Tarabi
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), Agaasimaha Guud ee...
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Wasiiru- Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) iyo Xoghayaha Joogtada ah...
Wasiir Wasaaradda Amniga XFS General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Safiirka Dowladda Koonfurta Kuuriya...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Mudane...










