Wararka Gudaha

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Gobolka Minnesota

0
Minnesota, USA – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa safar shaqo...

Muungaab oo ka dhawaajiyay mashaariic cusub oo laga hirgalinaayo degmooyinka gobolka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale oo uu hoggaaminaayey ayaa ka qeybgalay kulan wacyigelin ah oo lagu qabtay Degmada Kaxda oo ka tirsan Gobolka...

Bandhigga Shirweynaha 1-aad ee Ururka Haweenka Beeralayda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha XFS Sahra Yuusuf Cige iyo qaar kamid ah,maamulka Gobolka Banaadir,Bangigga Horumaarinta iyo marti sharaf kale ayaa xalay ka qeybgalay...

Daahir Shire”Waxaan horumar weyn ka sameynay sahminta shidaalka, dhawaanna waxaad maqli doontaan war farxad...

0
Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta XFS Daahir Shire oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa qiray in ay jiraan siyaasad cad oo Dowladda Soomaaliya ay...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo ka qayb galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca Beijing

0
Beijing:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Beijing...

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha Turkiga

0
Ankara:-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Ankara Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Ali...

Hay’adda Isgaarsiinta oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran (ONA)

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay wada-tashi ku saabsan hirgelinta Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA), oo ah hindise goboleed lagu yareynayo kharashaadka...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir gudoomiyey kulanka Hogaanada Booliiska

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sareeeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka Hogaanada...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo soo bandhigtay waxqabadkeeda muddada seddexda sano (2022-2025)

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa xalay fiidkii oo Arbaco ahayd (17 September) soo bandhigtay waxqabadkeeda muddada seddexda sano ee August 2022 illaa...

Kulan dadweyne: maqaamka caasimadda iyo dib u eegista dastuurka

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Amb Ilyaas Sheekh Cali ayaa maanta furay kulan dadweyne oo looga hadlaayo Maqaamka Caasimadda iyo Dib-u-eegista...