Wararka Gudaha

Xulka Qaranka ee 17-jirada Soomaaliya oo guul ka gaaray ciyaar xiiso badan ay la...

0
Xulka Qaranka ee 17 jirada Soomaaliya ayaa guul ka gaaray kulan xiiso leh oo ay la ciyaareen dhigooda 17 jirada dalka Suudaan oo ah...

Madaxweynaha JFS”Gacan Khawaarijta ayaan kula dagaalameynaa ,gacanna doorasho ayaan ku qabaneynaa ,mana hakineyno dagaalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha geeddi socodka doorashooyinka dalka iyo dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa...

Xuutiyiinta oo gantaal la beegsaday Tel Aviv iyo xasuuqa Israel oo weli ka socda...

0
Milatariga Israel ayaa sheegay in gantaal laga soo tuuray Yemen uu ku dhacay aagga Tel Aviv ka dib markii nidaamyada difaaca cirka ay awoodi...

Wasiirka Amniga XFS iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey dugsiga tababarka Ciidamada ee degmada Garbahaarey

0
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...

‘Hindisahaan waa Rajada iyo Hiigsiga Soomaalida’ (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan daah-furay ‘Hindisaha Muqdishada cusub’, kaasi oo isugu jira dhismaha Garoon diyaaradeed casri ah, Dekad caalami ah...

Madaxweynaha JFS oo Ganacsatada ku Bogaadiyay sida ay uga go’antahay hirgalinta Mashruuca Muqdishada Cusub

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa casho sharaf la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u doonayaan hirgelinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Algeria

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu...

Wasiirka Howlaha Guud XFS “Qorshaha dib u dhiska waddooyinka iyo casriyeynta magaalada meel fiican...

0
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS Dr Cilmi Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wadanku uu ka soo kabsananaayo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar...

Wakiilada Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo booqday Jaamacadda Umadda

0
Wafdi ka socday Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo maalmahaan qayb ka ahaa Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, ayaa...