Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo boogaadisay wiil Soomaali ah oo galay kaalinta 2 aad...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa ka qayb gashay daawashada tartanka feerka ee heerka dhexe,kaas oo uu wiil Soomaali ah...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qabatay kulan la xiriiray falanqeynta baaqii Ankara
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa qabatay kulan heer sare ah oo ay ka soo qeybgaleen aqoonyahanno Soomaali ah,kaas oo khuseeyay...
Israel oo in ka badan 60 ruux ku dishay Gaza iyo Yemen
Agaasimaha cisbitaalka Kamaal Adwan ee woqooyiga Gaza ayaa sheegay in ilaa 50 qof ay ku dhinteen duqeyn ay Israel ku fulisay dhismo ku dhow...
Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay qeybaha Bulshada Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Talo-wadaag ah kula qaatay qaar ka...
Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa Gobolada oo la dilay
Howlgal gaar ah oo si weyn loo qorsheeyay oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaana looga hadlay Doorka...
Israel oo duqeymo ku dishay shan weriye iyo dad kale oo ku sugnaa Gaza
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo shan wariye ku dilay weerar lagu qaaday baabuur ay wateen oo marayay bartamaha...
Danjire Jabriil oo bogaadiyay horumarka ganacsi ee ay Soomaalidu ku talaabsatay
Nairobi– Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa lagu martiqaaday xaflad casho Sharaf ah oo aad loo soo abaabulay, taas oo lagu soo bandhigayay Waxqabadka sanadka...









