Wararka Gudaha

Khawaarijta Daacish oo jab xooggan lagu gaarsiiyay gobolka Bari

0
 War ka soo baxay Ciidamada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ee ku sugan deegaanka Dharjaalle ee Gobolka Bari, ayaa lagu sheegay inay saakay fashiliyeen isku...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 64’aad Guutada 7aad Qaybta 60’aad & Ciidanka Boliiska ee Degmada Walawayn ayaa Si wadajir ah uga fuliyay...

Wasiirka amniga XFS oo kulan gaar ah la qaatay Dhallinyarada Garbahaarey

0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay ku wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka Isbeddelka Cimilada...

Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyo M/gobolleedyada

0
Ku-simaha wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Amb Ilyaas Sheekh Cumar oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Axmed Cabdiraxmaan...

Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyo M/gobolleedyada

0
Ku-simaha wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Amb Ilyaas Sheekh Cumar oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Axmed Cabdiraxmaan...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay 25 Guurada Jaamacadda SIMAD

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda sanad-guurada 25-aad ee aas-aaska Jaamacadda SIMAD. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey aas-aaseyaasha, maamulka,...

Wasiir dowlaha caafimaadka oo xarig jartay qayb cusub oo lagu kordhiyey isbitalka SOS

0
Wasiir dawlaha wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa xarig jartay qeyb cusub oo loogu talagalay carruurta ee Isbitaalka SOS, munaasabadan ayaa ahayd mid...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay wakiilka Hay’adda Tika ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hey’adda Tika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Zafer...

Madaxwene Deni oo dhagax dhigay Isbitaal casri ah oo Garoowe laga hirgalinayo

0
Garoowe: Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Garoowe ka dhagax dhigay Isbitaalka ugu weyn Puntland ee International Healthcare System (IHS). Mudane...

Guddoomiyaha SoDMA oo shir jaraa’id qabtay ayaa ku dhawaaqay in dalku galay marxalad abaar...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, ayaa ku dhawaaqay in dalku galay...