Wararka Gudaha

Bilowga sanadka cusub Israel oo Gaza ku dishay 17 ruux

0
Duqeymaha aan kala joogsiga lahayn ee Israel ay ka waddo Gaza ayaa sii socda,iyadoo manta oo ah kowda bisha Janaayo ee sanadka cusub, la...

Madaxweynaha Galmudug oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

0
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Fanaanadda Luul Jeylaani

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ay ka...

Taliye Odawaa oo kormeer ku maraya furimaha dagaalka Khawaarijta

0
Ceeldheer: Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer uu ugu kuurgelayo xaaladooda ugu tagay Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada dadka degaanka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha, si loo dardargeliyo...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Sudan

0
Qaahira: Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa kulan kula qaatay xarunta...

Wasaaradda Qoyska oo ku baaqday in la joojiyo colaad beeleedyada

0
Wasaaradda arrimaha Qoyska iyo horumarinta Xaquuqul Insaanka oo kaashanaysa ururka Haweenka gobalka Banaadir, ururada Bulshada Rayidka iyo Haweenka Siyaasiyiinta ayaa maanta Muqdisho ku qabtay...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay safiirka Sudan

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Suudaan u fadhiya Soomaaliya Mr. Ammar...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray wasaaradda gaashaandhigga

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jamaac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Gaashandhigga si uu u dhiirrigeliyo dadaallada...

isra’el oo xannibtay gargaarka kadib roob wata daadad oo ka da’ay Gaza

0
Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Israa’iil inay sii waddo hor-istaaga gargaarka bini’aadanimo ee ku socda Gaza,xilli roobab mahiigaan ah oo watay  daadad ay ku...