Wararka Gudaha

Taliyaha ciidanka Booliiska oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayo la dagaalanka khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Akadamiyadda Jeneraal...

Hay’adda Al-Mahaasin oo fulinaysa mashruuc looga faa’iidaynayo dadka nugul

0
Hay’adda Al-Mahaasin foundation oo fulinaysa ballanqaadkeeda joogtada ah ee ku aaddan taageeridda dadka aadka ugu baahan iyo xoojinta amniga cuntada ee Soomaaliya, ayaa iyada...

Safiirka u fadhin doona Soomaaliya dalka Algeria oo gaaray Algeria

0
Algeris:-Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doona dalka Algeria oo gaaray Caasimadda dalka Algeria ee Algeris. Danjiri Yuusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa waxaa soo dhaweeyay...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-adaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kulan mira dhal ah oo muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Turkiga, Rajab Teyyib Erdogan, iyagoo ka wadahadley...

Qaramada Midoobay oo ka digtay in Koofurta Sudan ay qarka u saaran tahay burbur

0
Qaramada Midoobay ayaa shalay walaac xooggan ka muujisay xaaladda ka sii dareysa ee Koonfurta Suudaan, iyagoo ka digay in horumarradii u dambeeyay ay halis...

SOOMAALIYA OO KA GUDDOONTAY MIDOWGA AFRIKA GAADIID GAASHAAMAN IYO AGAB MILATARI.

0
Douala:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ka guddoontay Midowga Afrika Gaadiidka Gaashaaman iyo agab Ciidan kuwaas oo muhiim u ah xoojinta kaabayaasha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ANKARA KULA KULMAY DHIGGIISA TURKIGA

0
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip...

Guddoomiyaha Sodma oo la kulmay ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA kulan kula yeeshay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Ankara

0
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalkaTurkiga, halkaas oo uu kula kulmayo dhiggiisa Turkiga, Rajab Dayib Erdogaan. Labada...