Afhayeenka Boliska”Ciidanka Booliska waxay qeyb ka yihiin howlgalka lagu xoreynayo Khawaarijta”
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in howlgallada ciidanka aysan aheyn kuwo ku kooban caasimadda Muqdisho,balse ay qeyb ka yihiin...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo bogaadiyay ardayda wax ku barta Dalkaasi
Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kenya Jabril Ibrahim Abdulle,ayaa Magaalada Nairobi uga qeybgalay daawashada bandhig dhaqameed ay soo abaabuleen ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barta...
Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhacay jubbada hoose ku dilay xubno ka tirsan khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo ka dhacay gobolka Jubbada...
R/wasaaraha XFS oo magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro Khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ah ee Shabaab iyo...
Soomaaliya oo danjire cusub u magacowday dalka Aljeeriya
Aljeris-Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Aljeeriya Mudane Axmed Attaf ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u joogi doono Aljeris mudane, Yuusuf Axmed...
Golaha Wasiirrada oo ka hadlay dagaalka lagu cirib-tirayo khawaarijta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda...
Ducaale Axmed: “Markii aan ku biiray khawaarijta ayey ideyriyeen waalidkayga”
Ducaale Axmed Gabayre ayaa sheegay in markii uu ku biiray Khawaarijta ay si xun ula dhaqmeen waalidkiis, isla markaana ka dhigeen mid aan qiimo...
Madaxwyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti
Jabuuti:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti
DJibouti-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu...
Wasiirka Isgaarsiinta oo sheegay in ay xukuumaddu ku shaqeyn doonta dhowaan xarunta xisbiga
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Soomaali ayaa sheegay in xukuumaddu ay dhowaan toos ugu shaqayn doonto xarunta xisbiga oo...










