Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Sucuudi Carabiya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRWEYNAHA 7-AAD EE GARSOORKA DALKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee...
Ciidanka Booliska oo fashiliyay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed...
Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa...
Wasiir Fiqi iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga gobolka
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha ee jomo kenyatta magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Kithure Kindiki.
Wasiir Fiqi...
Shirweynaha Garsoorka dalka oo maanta Muqdisho ka furmay
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macallin ayaa maanta furay wejiga 1aad ee Shirweynaha Garsoorka Dalka oo sanadkiiba mar la qabto.
Wasiirka ayaa sheegay...
SoDMA oo gargaar ka qaybisay degaanno hoostaga Guriceel
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa ceelka Daboole ee duleedka degmada Guriceel waxa ay gargaar ugu qeybisay 120 qoys oo ka kooban...
Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo qaabishay danjiraha Sweden
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Danjire Joachim...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo qaabilay doblomaasiyiinta safaaradda DRC Congo ee Kenya
Ku-simaha safaraadda dalka DRC-Congo ee dalka Kenya mudane Tshibangu Tshishiku David, iyo Lataliyaha Koowaaad ee safaaraadda Moussa Lombe Didier, ayaa booqasho shaqo ku tagay...










