Safiir Ilyaas oo ka qayb galay kulanka diyaargarowga Shirka tamarta Afrika
Daarasalaam:-Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Amb Ilyaas Xasan Cali ayaa ka qaybgalay kulanka u diyaar-garowga shirweynaha tamarta ee (Afrika Energy Summit) Kaas oo ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta
Qaahira: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: โ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ซ๐โ.
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta arday dhammaysay jaamacadda UPeace, ayaa sheegay in Xukuumaddu awoodda...
Daacish oo laga qabsaday taliskii ugu weynaa ee Tuursamaale
Boosaaso: Ciidamada Daraawiishta Puntland ee howlgalka Hillaac, oo ujeedkiisu yahay ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah, ayaa saacado ka hor ku guuleystay inay la wareegaan taliskii...
Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqda oo qalab muhiim ah guddoonsiiyay Ururka Naafada Qaranka
Qaar kamid ah labada gole ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka oo loogu talagalay in ururka Nafada lagu guddoonsiiyo 300 oo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-ย Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Al-Sisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Qaahira, iyagoo kala saxiixday heshiisย lagu xoojinayo...
Israel oo ku hanjabtay in hawlgallo dheeraad ah ay ka fulineyso Daanta Galbeed
Milatariga iyo sirdoonka Israaโiil ayaa sheegay in howlgal xiriir ah laga fulin doono Jenin iyadoo Israaโiil ay wajaheyso dagaal fool-ka-fool ah oo hadda u...
Danjire Maxamed Abuukar Subayr oo waraaqihii aqoonsiga guddoonsiiyay Xukuumadda Ruushka
Danjiraha J.F.S u qaabilsan dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIISYO MUHIIM AH
Qaahira:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya...









