Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo la kulmayu safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikarim Axmed Xasan ayaa kulan horudhac ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u jooga...
Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo guddoomiyay kulanka guddi howleedka farsammo ee xiriirka arrimaha xasilinta
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Gen. Cabdullahi Shiekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee guddi howleedka farsammo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta.
Kulanka...
Shir Looga Hadlaayo Tamarta Afrika oo ka furmay Tanzania
Waxaa maanta magaalada Dar-es-Salam ee dalka Tanzania ka furmay shirka Tamarta Afrika,kaas oo ay isu imaanayaan hoggaamiyeyaasha qaaradda Afrika, daneeyayaasha tamarta iyo xubmo kale...
Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Khawaariijta kala wareegay fariisimo muhiim u ahaa
Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa khawaarijta Daacish kala wareegay deegaannada kala ah Waadi-soor, Ina Ciddoole, Damal Cagagubyo, Diibow, Qaaqsiiye, Daad, Dal lo’aad iyo isha-Siido ee...
Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la qaatay safiirka sucuudiga u fadhiya Muqdisho
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya...
Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay wada-hadallo la xiriira qorshaha ka qeyb galka Masar ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlay adkeynta dardargelinta amniga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda iyo Xoojinta Wada-shaqeynta Maamullada Degmooyinka...
Muqdisho oo lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka ayaa shalay lagu qatay magaalada Muqdisho, taas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Nabadoon Faarax Cabdi Waare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, geerida ku timid...
Safiirka JFS ee dalka Cumaan oo arrimo muhiim ah kala hadlay Wasiir Dr. Maxamed...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Cumaan, Danjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Cumaan, Dr....










