Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan doceedyo la qaatay madaxda ka qaybgashay shirka tamarta Afrika

0
Daaru-Salaam- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay Shirweynaha Tamarta Afrika...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo qaabbilay saraakiil ka tirsan ciidamada Talyaaniga

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa qaabbilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Carabinieri ee dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tacsi ugu tagey qoyska Alle ha-u-naxariistee Ugaas Cabdi-Daahir

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo tacsi ugu tagey qoyska Alle ha-u-naxariistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur oo dhawaan ku...

Ciidanka Booliska oo laba dhagar qabe ku dilay degmada Deyniile

0
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Saaka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ku dilay laba nin oo Bistoolado ku hubaysan kana tirsanaa Khawaariijta, kuwaas oo doonayay...

Ciribtirka Argagixisada oo sii xoogeystay (WARBIXIN)

0
Gobolka Hiiraan ayaa waxay ku soo jireen abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgal lagu soo afjarayo goobaha tirada yar ee Khawaarijtu kaga dhuumanayso deegaanada gobolka...

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo kulan la qaatay madax ka tirsan IOM

0
Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha XFS, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa kulan mira dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ee Soomaaliya...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Qaahira- Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa booqasho ugu tagay dhiggiisa Danjire Cabdicasiis...

Eedeysane ka tirsanaa kooxaha wax tahriibiyo oo la hor geeyay maxkamadda gobolka Banaadir

0
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay eedeysane Maxamed Ibraahim Cali oo loo heysto in uu ka mid yahay Magafayaasha tahriibiya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyey shirweynaha Tamarta Afrika

0
Daarusalaam: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Shirweynaha Tamarta Afrika ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee kordhinta...

16-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay bariga gobolka Hiiraan

0
Baladweyne : Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa sii wada hawlgalka ballaaran oo ka socda bariga gobolka Hiiraan, kaasi oo lagula dagaallamayo...