Wasiir Cali Balcad oo qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda dalka Azerbaijan
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibedda iyo xiriirka caalamiga XFS Cali Cumar (Cali balcad) ayaa garoonka diyaaradaha Muqdosho ku qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda...
Wasiirka amniga gudaha dalka oo gaaray Turkiga
Ankara: Wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Turkiga ,...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay safiirka Thailand ee Soomaaliya
Guddoomiyaha hay’ada maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand u fadhin doonto Soomaaliya Amb. Morakot Janemathukorn.
Kulanka ayaa...
Shir u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo IMF oo ka furmay Riyaad
Riyaad (SONNA): Waxaa maanta magaalada Riyaad ee wadanka Sucuudiga ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya hay’adaha maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda...
Wasiirka gaashaandhigga oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ku qaabilay Ergeyga KMG ee Xoghayaha Guud ee QM...
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray xarunta hay’adda socdaalka
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleyman Maxamed oo uu Wehliyo ku xigeenka xeer-Ilaaliye Yaxye Maxamuud Saciid ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Xarunta...
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa hawlgal qorsheysan oo sifeyn ah maanta ka fuliyey tuulooyin hoostaga degmada...
Ciidanka Puntland oo qabtay horjooge sare oo ka tirsanaa Daacish
Boosaaso: Ciidanka Daraawiishta Puntland ee dagaalka kula jira Khawaarijta Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad ayaa ayaa soo bandhigay madaxii dilalka qorsheysan ee kooxdaas...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Falastiin u fadhiya Soomaaliya
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Feederaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Falastiin u fadhiya Soomaaliya...
Madaxweynaha JFS oo Wareegto ku soo celiyey Xuquuqda iyo Darajada Ciidan ee Ibraahim Macallin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macallin...










