Xafiiska hantidhowrka guud oo si rasmi ah ugu biiray shabakadda Carabta ee hufnaanta iyo...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa si rasmi ah ugu biiray Shabakadda Carabta ee Hufnaanta iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa (ACINET), taas oo qayb ka ah...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda IOM
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska kula kulmay wafdi uu hogaaminayo madaxa hey’adda IOM u qaabbilsan Soomaaliya...
Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda FAO
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xafiiskiisa magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay kaaliyaha agaasimaha guud hay’adda FAO...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka oo kormeeray goobaha doorashooyinka ee gobolka Banaadir
Xubnao ka mid ah Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah Seejooyinka loo asteeyey doorashooyinka degmooyinka Gobolka...
Masar oo qabaneysa kulan looga hadlaayo arrimaha Falastiin
Masar ayaa ku dhawaaqday in 27-ka Febraayo ay martigelin doonto shir degdeg ah oo Carbeed,kaas oo looga wada hadi doono arrimaha Falastiin,gaar ahaan qatarta...
Khawaarijta Daacish oo markale jab xooggan lagu gaarsiiyay gobolka Bari
Boosaaso-Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saakay fashiliyay weerar ay khawaarijta naf lacaariga ah ee Daacish ku soo qaadeen fariisimaha ciidamadu ku leeyihiin buuraha Calmiskaad ee...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Tamim Bin Hamad Al...
Wasiir Fiqi oo Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo Turkiga ka socda
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah mudane danjir Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay, wafdi Turki ah...
Madaxweynaha Kenya oo qaabilay safiirka Soomaaliya ee Kenya
Nairobi: Madaxweynaha dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa xarunta Madaxtooyada dalka Kenya ku qabtay kulan gaara uu kula kulmayay dublomaasiyiinta dalalka shisheeye ee jooga...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda dalalka Carabta, Qeybta...










