Wararka Gudaha

Ingiriiska oo ku baaay in la qaado xayiraadda gargaarka ee Gaza

0
Boqortooyada Ingiriiska ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) u sheegtay in Israaโ€™iil ay qaado xayiraadaha ku aaddan gargaarka biniโ€™aadanimo ee galaya Gaza,isla markaana...

Madaxda Wasaaradda Tamarta XFS oo ka qeybgalay daahfurka xarun qaabilsan baaritaanka xanuunada halista ah

0
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS Xildhibaan Suuro Xaaji Culusoow iyo masโ€™uuliyiin Kale ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeybgalay furitaanka xarun qaabilsan...

Tababarro kor loogu qaadayo aqoonta ciidanka xoogga oo ka socda Galmudug

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar ( General Khaalid ) oo uu wehlinayo Taliyaha Taliska Tabarada CXDS G/Sare Axmed Ciise ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Algiers

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda...

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka oo shir guddoomiyey gudida joogtada ee golaha

0
Guddoomiye Kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa shir guddoomiyay kulanka 10-aad ee Guddiga Joogtada Golaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku...

Wasiir Fiqi oo maanta la wareegaya xilka wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS

0
Xarunta Gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka socda qaban qaabada xaflada uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed...

Sh/Dhexe:- Ciidanka Xoogga oo burburiyay Fariisin ay khawaarijtu ku lahaayeen Ceel-barwaaqo

0
Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlagl sifayn ah ka sameeyay halka lagu magacabo Ceel_ barwaaqo oo hoos tagta degmada Masjid Cali guduudย ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Aljeeriya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Algiers...