Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub ee Wasiirrada Xukuumadda JFS ee kala ah:
1. Md. Jibriil...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Asluubta oo gaaray furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Cutubyo ka tirsan ciidanka Asluubta ayaa maanta gaaray furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo qeyb ka noqon doona soo afjaridda khawaarijta ku...
120 khawaarijta ah oo lagu dilay duqeymahii ka dhacay magaalada Jilib
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo lagu bartilmaameedsaday xarummo waaweyn oo ay Khawaarijta ku lahaayeen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, ayadoo...
Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo martigeliyay dood cilmiyeed ku saabsan kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka
Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa dood cilmiyeed cinwaankeedu yahay “muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya markale ka mid noqoto...
Wasiir Xasan’’ Siyaadda Soomaaliya waxay horumar ballaaran ka sameysay xiriirka diblomaasiyadda caalamka,’’
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐅𝐒, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐲 𝐮...
Wasiir Daa’uud Aweys’’ Shacabka haka fogaadaan goobaha ay joogaan Khawaarijta,’’
Dowladda Federaalka ayaa shacabka Soomaaliyees ugu baaqday in ay ka fogaadaan goobaha fara ku tiriska ah ee ay ku harsan yihiin Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas...
Ciidamada Xoogga Dalka oo fuliyay oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta
Ciidamada Madaxtooyada Galmudug, NISA, Danab iyo Booliiska ayaa maanta howgal qorsheysan oo sifeyn ah oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey deegaano Ceelgaras ee...
CIIDANKA QARANKA IYO SAAXIIBADA CAALAMKA OO HOWLGAL CULUS KA FULIYAY MAGAALADA JILIB
Howlgal aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Khawaarijta ay ku lahaayeen magaalada...
Hawlgal lagu beegsaday Khawaarijta Al Shabab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka Cirka ee Mareykanka (AFRICOM) ayaa fuliyay hawlgal duqeyn ah oo daba joogay dagaalkii lagu jabiyay Khawaarijta ee ka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XILKA LA-TALIYENIMO KA QAADAY MAXAMED XASAN IBRAAHIN (QOONE)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...










