Shiinaha oo ku baaqay in laga fogaado dagaal kale,lana sii ambaqaado heshiiskii Gaza
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Mr. Wang Yi oo ka qwybgalay shirka G 20 ee Magaalada Johannesburg, Dalka K/Afrika ayaa sheegay in aan loo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha ku aadan ditaargarowga iyo...
Taliyaha Booliiska oo ku baaqay in la xoojiyo doorka Amni ee saaran ciidanka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan...
Wasaaradda Cadaaladda XFS oo war ka soo saartay Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Dalka...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaan u yahay Wasiir Xassan Macallin Maxamuud, waxay si dhaw u la socotaa xaaladda...
R/wasaaraha XFS oo la taliyaha arrimaha carabta u magacaabay Abubakar Bashiir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Abubakar Bashiir Maxamed inuu noqdo La-taliyaha Sare ee Arrimaha Carabta iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta Guddoonka...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga la dagaallanka argagixisada
Ankara- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Yaşar Güler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed ee dalka Kenya Ambassador KANG Hyung-shik.
“Waxaa...
Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay saameynta ka dhalatay deeqihii istaagay ee USAID
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlay xaaladaha bani’aadannimo ee dalka la qaatay ku xigeenka ergeyga gaarka ah...
Wasiir Biixi oo loo doortay hoggaanka madasha iskaashiga maaliyadda bariga Afrika
Addis Ababa- Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige ayaa loo doortay hoggaanka madasha iskaashiga maaliyadda dalalka geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) 2-da...










