SoDMA oo gargaar gaarsiisay Shabeellada hoose
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq isugu jirta raashin iyo dhar gaarsiisay 6,000 qoys oo ku nool deegaanka Tawakal ee hoostaga degmada...
Lataliyaha amniga Qaranka oo faah-faahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee AUSSOM
Lataliyaha amniga Qaranka mudane Xuseen Macallin Maxamuud ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM oo dhawaan si rasmi ah u billaabanaya.
Howlgalkan...
Hay’adda SoDMA oo ansixisay qorshayaal ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kaashaneeysa Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle iyo Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP), ayaa ansixiyey qorshayaal wax-ku-ool ah...
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay
Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo howgalka Militariga Mareykanka ee Afrika ( AFRICOM ) oo iskaashanaya ayaa fuliyay howlgal duqeyn ah oo lagu naafeeyay cadowga argagixisada...
Ciidanka xoogga jab xooggan u geystay khawaarijta
Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa saakay Khawaarijta ku laayay aagga deegaannada Beera yabaal iyo Aboorrey oo hoos...
SoDMA oo gaadiid gargaar wada u dirtay Shabeelaha dhexe
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa caawa magaalada Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnad gargaar ah, kuwaas oo si gaar ah...
Madaxwyne Xasan Sheekh oo hoggaamiyaha Liibiya kala hadlay joojinta Tahriibka iyo iskaashiga labada dal
Tripoli: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed Al-Manfi...
Adeeg caafimaad oo la gaarsiinayo deegaanada laga saaray Khawaarijta
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlladdaFS ayaa maanta daawo iyo qalab caafimaad oo kala duwan oo loogu talogalay gargaarka deg dega ah ku wareejisay...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray deegaano lagula dagaalamay Khawaarijta
Jowhar: Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe oo uu ka...
Deegaano kale oo laga saaray Maleeshiyaadka Daacish
Boosaaso: Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa goor dhawayd la wareegay Deegaanka Sheebaab oo ka tirsan Dagmada Qandala ee Gobalka Bari ahayd Fariisin u muhiim ah...










