Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgallol
Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay deegaano hoos taga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday askartii kusoo dhaawacantay howlgallada khawaarijta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isbitaalka Hodan ee Magaaladda Muqdisho ku booqday askartii kusoo...
Wasaaradda Cadaaladda oo Aqalka Sare Horgeysay Hindise Sharciyeed
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa maanta horgeeyey Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Wasiirka Qoyska XFS oo Deeqo kala duwan gaarsiisay Ciidammada Xoogga ee ku soo dhaawacmay...
Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Deeqo kala duwan gaarsiisay Ciidammada Xoogga ee kusoo dhaawacmay Hawlgallada
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka...
Qabashada doorashada kuraasta ka bannaan golaha Shacabka oo la iclaamiyay
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa iclaamiyey doorashada kuraasta GSH#248 iyo GSH#049, oo ka tirsan Golaha Shacabka, taasi oo 6-da ilaa 8-da...
Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay aqoon isweydaarsi ku saabsanaa fududeynta xaqa xog helista dadweynaha
Mulish:- Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo laba maalmood ah, ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS waxaa ka qeyb galaya 35-xubnood...
Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo furimaha dagaalka u jooga ciribtirka Khawaarijta
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa bisha barakeysan ee soon-qaad waxa ay ugu bilatay isagoo ku sugan furimaha dagaalka xilli...
Wasaaradda Cadaaladda oo Aqalka Sare Horgeysay Hindise Sharciyeed
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa maanta horgeeyey Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐤𝐚 ah
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Olole Balaaran oo lagu baarayo xaalada Caafimaad qabka Afka iyo Ilkaha Ardayda Dhigata Dugsiga Sare...










