Wararka Gudaha

Duqa muqdisho oo daah-furay tartanka Qur’aan aqriska ee bisha Ramadaan

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane, Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay tartanka Quraan aqriska bisha Ramadaan ee maamulka gobolka Banaadir iyo...

Kursiga lambarkiisu ahaa GSH 248 oo la buuxiyay

0
Dhuusamareeb- Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay GSH 248 kadib...

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe

0
Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gargaar baniโ€™aadannimo oo degdeg ah geysay degaannada Nuur-dugle iyo Aqab-duco. Dadkan deeqda la gaarsiiyay ayaa ah shacab danyar ah...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ฎ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐…๐’, ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ž ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐›๐ฎ๐›๐š๐ค๐š๐ซ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐š๐ก๐ข๐ซ๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐š๐ซ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Qaahira

0
Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalka Raโ€™iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo ay xalay ugu ambabaxeen magaalada Qaahira ee xarunta...

Tartameyaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka

0
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Taliska xoogga dalka oo Hirshabelle ka wada hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta

0
Jowhar: Taliyaha Ciidanka dhulka XDS Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar oo Gobalada Hiiran iyo Shabellaha dhexe ka wado dardar galinta hawlgalka lagu ciribtirayo argagixisada...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal guud

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaal guud iyo xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyey Hirshabelle

0
Ciidanka Qalabka sida iyo dadka deegaanka ayaa maanta Khawaarijta ku jabiyay weerar nafla caari ah oo ay isku dayeen inay ku qaadeen deegaanka Ceel...