Wararka Gudaha

Wasiir Biixi oo Baarlamaanka horgeeyay hindise sharciyeedyo muhiim ah

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa Baarlamaanka JFS hor geeyay 3 hindise sharciyeed oo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha dalka. Hindise...

Wasaaradda deegaanka oo Muqdisho ku qabatay shir ku aadaan saadaasha cimilada

0
Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO-SO), Xarunta Saadaasha Cimilada IGAD (ICPAC),...

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Koofur Galbeed oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

0
Baydhabo: Ra’iisul Wasaare kuxigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalam Cabdi Cali oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS oo gaaray Baydhabo

0
Baydhabo- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa...

SoDMA iyo hay’adaha bahwadaagta la ah oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa kor-joogteeyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Dowladda Federaalka, wakiillo ka socday...

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐨𝐨𝐠a 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 a𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 c𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 muqdisho

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐢𝐫𝐢𝐲𝐞 (𝐘𝐚𝐛𝐨𝐨𝐡) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo...

Kulan ku saabsan arrimaha isuduwidda hawlaha Bini’aadanimo oo Muqdisho lagu qabtay

0
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya George Conway...

Daraawiishta Puntland oo wali sii wada baacsiga Daacish

0
Boosaaso: Ciidanka daraawiishta Puntland ee ku sugan deegaanka Turmusaale ee gobolka Bari ayaa maanta hawlgal lagu baacsanayay firxadka Khawaarijta Daacish ka sameeyeen Togga Jaceel...

Duqa muqdisho oo daah-furay tartanka Qur’aan aqriska ee bisha Ramadaan

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane, Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay tartanka Quraan aqriska bisha Ramadaan ee maamulka gobolka Banaadir iyo...