Wararka Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, isla markaana ugu baaqey inay is taageeraan oo gacmaha is...

Soomaaliya oo diyaarineysa ergay dhex-dhexaadiya dhinacyada isku haya Suudaan

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Cali Balcad oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dhowaaan la magacaabi doono ergay u howlgala sii ambaqaadidda...

Ciidanka Suuriya oo dilay kooxo daacad u ah Bashaar oo ku sugnaa Latakiya iyo...

0
wakaaladda wararka ee Stept ee fadhigeedu yahay dalka Suuriya ayaa ku warrantay in ciidammada dowladda ay dileen ku dhawaad ​​70 dagaalyahanno taageersan taliskii hore,...

Xukuumadda Soomaaliya oo mamnuucday in hub lala galo garoonka Aadan Cadde

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo la hadlay warbahinta qaranka ayaa sheegay in go’aanka lagu mamnuucayo hubka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayo Amniga Caasimadda

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa...

Wasiir-kuxigeenka warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir uga qayb galay dalka Jarmalka

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ay wehliyaan Safiirka Soomaaliya ee dalka Jarmalka Ambassador Cabdicasiis Farabadane,...

Haya’adda duulista oo war ka soo saartay Garoonka diyaaradaha ee Baardheere

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyey Garoonka Diyaaradaha Baardheere. war qoraal ah oo ka soo baxay Haya’adda duulista...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐣𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay...

Wasiirka Batroolka XFS oo shir muhiim ah kaga qeybgalay Tansaaniya

0
Dar es Salaam- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa ka qeybgalay carwada 11-aad ee shidaalka waddamada...

Wasiir Beene-beene oo bogaadiyay dedaallada horumarineed ee ka socda koofur galbeed

0
Baydhabo- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa bogaadiyay dedaallada dowlad goboleedka ee la xiriira amniga iyo horumarinta. Wasiir...