Wararka Gudaha

Wasiirka Maaliyadda oo shir guddoomiyay kulanka Wasiirrada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, oo ay weheliso Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Marwo Raaxo Maxamuud Janaqoow, ayaa maanta shir guddoomiyay...

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay...

0
War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una diiday aqoonsiga halka dhinac ah ee Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland, Midowga Afrika...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Kulan la yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac , ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Sanad-Guurada 66-aad ee Aas-Aaskooda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Munaasabadda Xuska Sanad-Guurada 66-aad ee ka soo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-Guuradii 66-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas...

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee...

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo ah habraac uu aas-aasay Midowga...

Wasiirka Beeraha oo booqasho ku tegay qaar ka mid ah beeraha degmada Afgooye

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa booqasho ku tegay qaar ka mid ah beeraha degmada Afgooye, halkaas...

Safiirka JFS ee K/afrika oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi iyo wada-tashi ah la qaatay qeybo...

RW ku-xigeenka Dalka oo Daah-furay shirweynaha Kaabayaasha Dhijitaalka

0
Ra’iisul Waaaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray shirweynaha Kaabeyaasha Dhijitaalka, oo markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada...

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo la kulmay Cali Badaawi

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo wefdi uu Hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalkaa ayaa kulan la qaatay Agaasimaha...