๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ก ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ ๐๐๐ค๐๐๐ซ๐๐ก๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka caasimadda kala qeyb-galay afur wadareed ka dhacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, taasi...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaha sare ee arrimaha difaaca
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Jihaan Cabdullaahi Xasan in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee...
Taliyaha Booliiska oo qabtay kulan looga hadlayey la dagaalanka Khawaarijta
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa shir...
Wasiir Cabdulqaadir:150 Khawaarij ah ayaan dilay 48 saacii u dambeeyey
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyey in hawgaladii ugu dambeeyey ee dhanka...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay dagaalka khawaarijta
Jowhar- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada haddal khadka telefoonka...
Madaxweyne Guudlaawe oo kulan fogaan arag ah la yeeshay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya
Jowhar- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo waqti kooban dib ugu soo laabtay xafiiskiisa ayaa shir fogaan arag ah...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ: โ๐ช๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ด๐๐๐น๐ฒ๐๐๐๐ฎ๐ ๐พ๐ผ๐ณ๐ธ๐ถ๐ถ ๐ฑ๐ถ๐น๐ฎ ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ท๐aโ
Raโiisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagu...
Raโiisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka Sudan ee Soomaaliya
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi,...
Horjoogayaashii Khawaarijta u qaabilsanaa Qaraxyada iyo maaliyadda oo duqeyn lagu dilay
War ka soo baxay hayโadda Sirdoonka iyo Nabbad sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu faah faahiyey hawlgal xagga cirka ah oo lagu dilay 2-horjooge...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo la kulmay danjire James Swan
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...










