Wararka Gudaha

Xubno ka socda Golaha Warbaahinta oo soo dhaweyn sare loogu sameeyay magaalada Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb, Maarso 15, 2025- Xubno ka socda Gowlaha Warbaahinta Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ayaa xalay halkaas loogu...

Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha XFS oo caawa ka qeyb galay afur wadareed iyo sagootin...

0
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud oo caawa ka qeyb galay afur wadareed iyo sagootin loo sameeyey ciyaartooyda da’yarta qarankeena...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 14-ka Maarso, 2025 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee...

Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa Deegaanka Mubaarak oo Dowladda isu soo dhiibay

0
Yacquub Macallin Axmed oo 7-sano ka hor Khawaarijta uga biiray deegaanka Janaale ayaa galabta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan...

Wasiirka Caddaalladda: wax aan daddaal ugu jiraa sidii ay caddaallad u heli lahaayeen dhalinyaradda...

0
Dowladda Soomaaliya oo daddaal ugu jirta sidii ay u heli lahaayeen caddaallad dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Sucuudiga,xiriiro iyo daddaalo kala duwan oo...

Ciidanka Xoogga oo Bakool ka fuliyay howlgal lagu Jabiyay kooxo khawaarij ah

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 95aad Guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa khawaarijta ku jabiyay howlgal ay ka fuliyeen tuulada Dhurey oo  ka...

Ciidanka Qaranka oo duqayn ku dilay 41 khawaarij ah

0
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo duqeyn ah ka fuliyey deegaanka Boos-Hareeri ee gobolka Sh/Dhexe iyo deegaanka Jambaluul...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray tartanka qur’aanka kariimka ee Bisha Ramadaan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa abaal marinno lacageed...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka shir uga qayb galay Ghana

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ka qeyb-galay Shir muhiim ah oo ka qabsoomay magaalada Accra-ee...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa soo xiray kulanka Wacyigelinta Doorashada...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa soo xiray kulanka Wacyigelinta Doorashada Qof iyo Cod kaasi oo...