Wararka Gudaha

Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo lagu soo xiray muqdisho

0
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee maareynta hubka, rasaasta, iyo ka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

0
-Cabdinaasir Maxamed Xasan, afgaradiisuna tahay Macallim Xaaji ayaa lagu eedeeyay in uu khawaarijta u sameyn jiray gaadiidka ay qaraxyada ku fuliyaan iyo kuwa ka...

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha ay jeedin doonaan maalmaha Xajka ma’suuliyiinta dalka Sacuudiga...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ubax dhigay daljirka daahsoon ee darbiga Kremlin-ka

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Ruushka ayaa booqday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal  khadka taleefanka la yeeshay Amiirka dowladda Qatar Amiir Sheekh Tamiim Bin Xamad Al...

Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay guddoomiyaha golaha federaalka ee Baarlamaanka Ruushka

0
Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah...

Dhagarqabe ka tirsaa Khawaarijta oo iska soo dhiibay Koofur Galbeed

0
Baydhabo: Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee ku sugan deegaanka Burjaad ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay Buubaay Ganuun Salaad, oo ka tirsanaa horjoogayaasha kooxda...

Wasiir dowlaha amniga oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hawlgalka QM ee UNTMIS

0
Wasiir dowlaha Wasaaradda amniga gudaha mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan gaar oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin sare oo ka tirsan...

Shirweynaha Qaran ee maareynta hubka oo Muqdisho ka furmay

0
Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta shir soconaya muddo labo cisho ah oo looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah ku...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane...