R/Wasaare Xamsa oo bogaadiyay ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan deegaanka Kudhaa
R/Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhambaal isugu jiray hambalyo iyo boogaadin u diray ciidanka Danab iyo kuwa Jubbaland, kadib...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Arbacada maanta ah waxa uu kulan gaar ah la yeeshay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Uganda oo mar kale la doortay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Yugaandha, Mudane Yoweri...
Golaha Shacabka oo Ansixiyey Heshiiska lagu Dhisay Urur Goboleedka IGAD
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 30-aad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha...
Wasiirka Warfaafinta XJFS oo Shacabka iyo Warbaahinta u diray Hambalyo ku aaddan Xuska Maalinta...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa Hambalyo diirran u diray Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Bahda...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka XJFS oo Kulan la qaatay Madaxda Shirkadda Horumarinta Cusub...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Afrax, oo ay weheliyaan Agaasimayaal, Khubaro iyo Masuuliyiin ka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, XJFS iyo Wafdi Heer Sare ah oo uu Hoggaaminaayo ayaa Socdaal...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-Heshiisiinta XJFS Xildhibaan Hon Cali Yuusuf Cali – Xoosh iyo Wafdi Heer Sare ah oo uu hoggaaminaayo...
21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
Af Soomaaligu wuxuu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika looga hadlo kuwa dadka ugu tirada badan ay ku hadlaan. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana...
Soomaalida Koofur Afrika ku nool oo helaya Kaarka aqoonsiga Qaranka
Pretoria: Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa xarun cusub ka hirgelisay Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika.
Munaasabadda oo ka dhacday gudaha xarunta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal Teleefanka ah la yeeshay dhigiisa Koofur Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika mudane Cyril Ramaphosa.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada...










