Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow
Ciidanka geesiyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca degaanka ayaa howlgal qorsheysan oo guul leh ka fuliyay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-Koowsar ee...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde...
Wasiir Maareeye oo furay kulan looga hadlayay kobcinta wax soosaarka dalka
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku dhawaaqay kulan hordhac ah oo ku saabsan “Shirka Qaran ee Maalgashiga...
Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi.
Wasiirka ayaa...
Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shirka hay’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay...
Waa la soo gaaray xilligii dhamaaadka Khawaarijta (WARBIXIN)
Ciidanka Kumaandoosta Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shalay si guul leh u fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Masaajid Cali-gaduud ee gobolka...
Ciidanka xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Mudug
Gaalkacyo- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa xalay howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel-saacid ee koonfurta gobolka Mudug.
Ciidamada is-garabsanaya ayaa howlgallo qorshaysan...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay deegaanka Geel-gub
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay saakay hawlgal...
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Masaajid Cali-gaduud
Jowhar: Ciidanka Kumaandoosta Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyey hawlgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Masaajid Cali-gaduud ee...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Dekadaha oo xilka la wareegay
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Bada...










