Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire Cabdalla Al-Cuteybi, oo ay...
Taliyaha Boliiska oo guddoomiyey kulan ku saabsan xoojinta amniga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kullan Saraakiisha Amaanka ee Gobalka Banaadir ugu diyaar garoobayaan sugidda Amniga Doorashooyinka...
Wasiirka duulista hawada oo la kulmay wasiirada duulista hawada ee dowlad goboleedyada
Wasiirka gaadiidka iyo Duulista hawada dowladda FS mudane Maxamed Faarax Nuux ayaa kulan Muqdisho kula yeeshay Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Dowlad-goboleedyada Hirshabeele, Galmudug iyo...
Guddiga Qaran ee taageerada dagaalka Khawaarijta oo booqday isbitaalada caasimadda
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, anha Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Taageerada La-dagaallanka Khawaarijta Al-Shabaab iyo Daacish.,...
Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo la kulantay mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas
Beijing : Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Cismaan Cabdi ayaa maanta kulan la yeelatay Agaasime ku-xigeenka Waaxda Afrika ee Wasaaradda arrimaha...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya heshiis deyn cafin ah la saxiixday sanduuqa lacagta Carabta
Kuwait City: Xilli uu magaalada Kuwait uu ka soconayo Shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta ayaa Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka geeddi-socodka Khartoum ee ka dhacay Qaahira
Qaahira-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah khudbad ka jeediyay shirka labaad ee heer...
Wasiir Maareeye oo furay kulan looga hadlayay kobcinta wax soosaarka dalka
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ku dhawaaqay kulan hordhac ah oo ku saabsan “Shirka Qaran ee Maalgashiga...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde...
Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shirka hay’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay...










