๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐, ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ช๐๐ฒ๐๐จ ๐ค๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐
Laascaanood, SONNAย Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka...
Raโiisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka
Raโiisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay laascanood
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay Magaalada laascanood kulan soo dhaweyn ah waxa uu igu sameeyay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee...
R/W XamsaโWaxaa farxad iyo dareen kalgacayl ii sameeyay sida wadajirka ah ee aad u...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ee uu ku joogo magaalada Laascaanood ayaa...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ: โ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ฆ๐โ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐๐บ๐ผ ๐๐๐ ๐๐ ๐ธ๐ ๐๐ถ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎโ
Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025: โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ee...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha dowladda aynu walaalahanahay ee Turkiga Mudane Amb. Alper Aktaล ayaa...
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Warfaafinta SSC-Khaatumo
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxnaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo...
Wafdi ka socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho
Wafdiga ka socda Dowladda Masar oo uu hoggaaminayo Axmed Cali Towfiiq Ibraahim Lutfi, Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha gudaha Masar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Xarunta NIRA ee Laascaanood
Laascaanood:- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hayโadda diiwaangalinta aqoonsiga dadweynaha ee (NIRA), oo xarun...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada oo si rasmi ah xarigga uga jaray xafiiska shahaadooyinka ee Magaalada...
Laascaanood:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray xafiiska shahaadooyinka...










