Wasaaradda Warfaafinta XFS oo xustay maalinta farshaxanka adduunka
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Farshaxanka Adduunka.
Xuskaan ayaa ah sanadkii labaad oo ay wasaaraddu qabanayso,...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฅ๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gebagabeeyey safarkii taariikhiga ahaa ee afartii maalmood ee la soo dhaafay...
Muqdisho oo maanta looga dareeray diiwaangelinta codbixiyaasha
Diiwaan gelinta dadweynaha ka qaybgalaya Doorashada Qof iyo Codka ah ee lagu wado inay dalka ka dhacdo ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay...
Sirweynaha Xaquuqul Insaanka oo galay maalinta labaad
Sirweynaha Xaquuqul Insaanka oo galay maalinta labaad, iyadoo maanta lagu falan qeyn doono Xaquuqul Insaanka si gaar ah haweenka, Carruurta iyo Naafada.
Agaasimaha guud ee...
Maraykanka oo cunoqabatayn saaray xubno ka tirsan khawaarijta
War qoraal ah oo ay maanta soo saartay waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in 7-da dal ee xubnaha ka ah xarunta la-dagaallanka maalgelinta...
Diiwaangalinta Cod-bixiyeyaasha Golaha Deegaanka oo maanta Muqdisho ka billaabaneysa
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan degmada Shangaani waxa maanta ka billaaban doono diiwaangalinta codbixiyaasha golaha deegaanka, kuwaas oo la qorsheeyay in ay...
Xukuumadda oo war-murtiyeed kasoo saartay safarka Raโiisul Wasaaraha ee Khaatumo
Raโiisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay 12-15 bishan magaalda Laascaanood ee xarunta SSC Khaatumo.
War-murtiyeed...
Raโiisul wasaare Xamse โMagaalada Adhi-caddeeye wacay heli doontaa xuquuqdeeda dastuuriga ahโ
Laascaanood: Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Hadhimo-Sharafeed lagu Maamuusayey kaga qeyb-galay duleedka magaalada Ari-Caddeeya, oo 30, KM dhanka...
Raโiisul wasaare Xamsa oo dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood
Laascaanood: Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye) ayaa dhagax dhigay...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐, ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ช๐๐ฒ๐๐จ ๐ค๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐
Laascaanood, Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag.
Raโiisul...










