Wasiir Bidhaan oo bulshada Laascaanood ugu baaqay in ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka
Laascaanood- Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa xalay booqday xarunta Hay’adda Diiwaan gelinta iyo Aqoonsiga Qaranka, xafiidkeeda Laascaanood.
Wasiirka ayaa halkaasi...
Danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia oo Addis Ababa uga qaybgalay shir muhiim ah
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Midowga Afrika mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa...
Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar
Qahira: Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu Hoggaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale oo ku sugan...
Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qaybgashay xuska 70 Guurada shirkii Bandung ee Beijing
Beijing: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Marwo Hodan Cismaan Cabdi ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay shir caalami ah oo lagu xusayay 70...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray deegaanka Sumadaale, si loo dardargeliyo dagaalka Khawaarijta
Jowhar; Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo wado dardargelinta iyo abaabulka howlgalka dabar-goynta Khawaarijta ayaa booqday aagga Sumadaalle oo ay...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo daah-furay hindise sare loogu qaadayo waxtarka xoolaha
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa ka qeyb galay munaasabadda daahfurka Hindisaha Mustaqbalka Dhaqashada Xoolaha...
SSC Khaatumo oo dowladda FS ku wareejisay maxaabiis la cafiyey
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah Maxaabiista u xirnaa colaadihii gobolka ka dhacay sanadkii 2023 kuwaasi...
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo xustay maalinta farshaxanka adduunka
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Farshaxanka Adduunka.
Xuskaan ayaa ah sanadkii labaad oo ay wasaaraddu qabanayso,...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gebagabeeyey safarkii taariikhiga ahaa ee afartii maalmood ee la soo dhaafay...
Muqdisho oo maanta looga dareeray diiwaangelinta codbixiyaasha
Diiwaan gelinta dadweynaha ka qaybgalaya Doorashada Qof iyo Codka ah ee lagu wado inay dalka ka dhacdo ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay...










