Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxa uu kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo...
War-Saxaafadeed:-In ka badan 35 Xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Baay
Muqdisho, 17, Abriil, 2025: Howlkani oo si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Daraawiishta Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa laga...
Boqolaal Shacab ah oo isugu soo baxay maydadka khawaarijta ee lagu soo bandhigay Baydhabo
Baydhabo:-Boqolaal Shacabka Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada, kuwaas oo ku faraxsan jabka khawaarijta looga geystay...
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu khaarajiyay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay
Baydhabo:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saakay jab xooggan gaarsiiyay khawaarijta, kadib weerar khawaarijta ku soo qaadeen fariisimo khawaarijtu ku lahaayeen aagga...
Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal
7Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee xuquuqul insaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigay sida ay dowladda uga go’an...
Agaasimaha Guud ee W. Warfaafinta: “Wakaaladaha caalamka meel aan SONNA ahayn war kama qaadan...
Agaasimaga guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane, Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in wakaaladaha wararka caalamka aysan wararka ku saabsan Soomaaliya ka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday xarunta diiwaan-gelinta dad weynaha ee degmada Shagaani
Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqday degmada Shangaani oo ay ka socoto diiwaan-gelinta dadweynaha.
Ra’iisul Wasaaraha oo ay wehliyaan Wasiirka arrimaha...
Isdiiwaangalinta doorashooyinka oo ka bilowday Banaadir (WARBIXIN)
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta hirgalinta doorasho dadweyne oo Soomaaliya ugu dambeysay 58 sanno ka hor, taasi oo uu ku soo baxay Alle...
Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiyay agaasimaha UNOV
Geneva- Safiirka Soomaaliya ee dalalka Switzerland iyo Austria, Khadra Axmed Ducaale, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbisay Ms. Ghada Waly, oo ah...










