Wararka Gudaha

Labada Gole oo boogaadiyay qeybaha ciidanka ee dagaalka kula jiro khawaarijta

0
Qaar kamid ah xildhibaanada labada Aqal ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu taageeraayey qeybaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku howlan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha Mr....

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Nairobi ayaa kulan miro-dhal ah...

0
Nairobi:-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Dhuxulow oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan miro-dhal...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa ku bogaadiyay Ciidamada xoogga guulaha muhiimka ah ee ay ka...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, guulaha muhiimka ah ee ay ka gaareen dagaalka Khawaarijta,...

War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka Khawaarijta oo Muqdisho ka socday

0
War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka Khawaarijta oo maalmahaan magaalada Muqdisho ka socday,shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay in ka badan 700...

Hantidhowraha Guud ee qaranka oo ka qeybgalay shir lagu qabtay magaalada Madrid

0
Hantidhowraha Guud ee JFS, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay kulan lagu qabtay magaalada Madrid, looguna magac daray “Hindisaha Xirfadda Hal-Abuurka Sare (Mastery...

GUDDIGA JOOGTADA EE GOLAHA SHACABKA OO YEESHAY KULANKIISA TODOBAADLAHA

0
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulankiisa todobaadlaha ah, waxaana shir...

Ciidamada Mareykanka oo kaashanayan DFS oo Duqeyn ku burburiyay doomo hub ku siday Alshabaab

0
Muqdisho, 17 Abriil 2025: Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay biyaha gudaha ee Soomaaliya,...

Doomo Khawaarijta Alshabaab u siday hub oo lagu burburiyay xeebaha Soomaaliya

0
Doomo Khawaarijta Alshabaab u siday hub oo lagu burburiyay xeebaha Soomaaliya. Warkaas oo faah faahsan filo goor dhow insha Allah