Wasiirka Warfaafinta oo kulan la yeeshay Wakiilka UNESCO ee Bariga Afrika
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya Mudane Daaβuud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hayβadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo...
Wasiirka amniga oo guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda mudane Maxamed...
Wasaaradda arrimaha Islaamka oo xujeyda uga digtay la macaamilka shirkado been abuur ah
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay uga digaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan Xujayda sanadkan aadeysa gudashada waajibaadka xajka 1446/2025...
Wasiirrada Arrimaha Dibedda Soomaaliya iyo Masar oo khadka Telefoonka ku wada xiriiray
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Masar, Dr. Badr Al-Atty, ayaa khadka taleefoonka ugu soo hambalyeeyey Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...
Wasiirka Batroolka ayaa booqday Geesiyaasha Macawisleyda oo ku dhaawacmay dagaalka
Share
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Shire Maxamed ayaa Isbitaalka Di martino ee Magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada qaar ka...
Amb Jibriil oo xariga ka jaray bandhigga ganacsiga Islaamka oo ka furmay Nairobi
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xariga ka jaray bandhigga ganacsiga waafaqsan shareecada Islaamka, kaasoo ka furmay magaalada Nairobi...
ππ‘π’π«π°ππ²π§ππ‘π ππ-πππ ππ ππ¬π€πππ¬π‘π’π π πππ§πππ¬π’π π ππ‘π’π’π§ππ‘π π’π²π¨ πππππ¦πππ πππ«ππππ
Haikou:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamud Abdullahi (Abukaate), ayaa si rasmi ah uga qeybgalay dood-wadaagga Shirweynaha 11-aad ee...
Ciidamada difaaca deegaanka oo xalay howlgal ka fuliyey howdka Ciid-ciidka ee degmada Mahadaay
Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka deegaanka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku...
Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada XFS oo ka qayb galay shirweynaha hal-abuurnimada Afrika
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Addis Ababa uga qaybgalay Shirweynaha Hal-abuurnimada Afrika oo...
Tallaabada 1-aad ee dib u hanashada xuquuqdii iga luntay (Faallo)
Waxaan ahay Aabbe Soomaaliyeed, daβdayduna waa afartan iyo wax ka badan. Waligay ma codayn, anna la iima codayn. Sidoo kale, Aabbahay iyo Hooyaday midkoodna...









