Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka oo shir guddoomiyey gudida joogtada ee golaha
Guddoomiye Kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa shir guddoomiyay kulanka 10-aad ee Guddiga Joogtada Golaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha awgeed. Madaxweynaha ayaa ku...
๐/๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐,โ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐ก๐๐ฅ๐ ๐๐ง ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐โ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka.
Raโiisul Wasaaraha,...
Wasiir Fiqi oo maanta la wareegaya xilka wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS
Xarunta Gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka socda qaban qaabada xaflada uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed...
Sh/Dhexe:- Ciidanka Xoogga oo burburiyay Fariisin ay khawaarijtu ku lahaayeen Ceel-barwaaqo
Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlagl sifayn ah ka sameeyay halka lagu magacabo Ceel_ barwaaqo oo hoos tagta degmada Masjid Cali guduudย ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Aljeeriya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Algiers...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซrad S๐ก๐๐ช๐๐๐ iyo Waxbarashada XFS ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ k๐ฎ aadan ๐-๐๐ ๐๐๐ฒ u ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda,kuwaas...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah xildhibaanada ka mamnuucay ka qeyb-galka fadhiyada Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan madoobe ayaa Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka oo ah xubno katirsan Golaha Wasiirada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeybgashay Dalka Switzerland
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxdaย uga qeybgashay Madasha Sare ee Shirarka Basel, Rotterdam iyo Stockholm ee ka socda Magaalada Geneva...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ญ๐จ๐จ๐๐ข๐ฒ๐
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta kulan labo geesood ah la yeeshay Wasiirka Shaqada iyo...










